|
Mowliidka Nabiga Si Weyn Looga Dhigay Naadiga Soomaalida ee Qaahira
{ 17 Mar 2009} |
|
waxaa
la daabacay Tue 17 Mar 2009
20: 47: 12
|
Xaflada quruxda badan waxaa soo agaasimay masuuliyiin ka tirsan Jaaliyada Soomaaliyeed oo ay horkacayaa culamaaudiinka Ahlusanna wal Jamaaca.

Furitaanka Xafladda waxaa daaha looga qaaday aayadaha quraanka kariimka Waxaana sidoo kale Mashaa'iiq ka socotay Jamaacadda Az-har ay Xaflada ka akhriyeen taariiq.

Taariikh nololeedka suubanaheena Nabad iyo naxariis korkiisa allaha yeelee .
Xafladda xuska Nabigeena NNKH waxaa ka qeybgalay Safiirka Somalia u fadhiya dalka Masar Dr Abdulahi Hassan Mohamud oo ka hadlay
siirada Nabigeena Muxamad isagoo ku hadlaayo luqadaha Carabiga iyo Soomaaliga.

Somalida ka qeybgashay xaflada ayaa la maqsuuday tix nabi amaana oo uu Safiir Abdullahi uga faalooday Maxabada Rasuulkeena suuban iyo sida loogu baahan yahay in in lagu daydo wadadii uu maray ama lagu dhaqmo sunadiisa.

Dadweynihii ka soo qeyb galay xaflada mowliidka nabiga suuban waxaa ka muuqday wajiyadooda farxad iyo maxabo ay u qabaan rasuulka suuban waxayna ilaahey uga baryeen umada Soomaaliyeed inuu ialle toowfiiqda waafajiyo
waxaa soo qabalqaabiyay xafladan sidan u qurxoon culumadan
1-sh/c/laahi sh/shuceyb
2,sh/c/fatax sh/rashid sh/yusuf
3,sh/axmed xasan kaahiye (gaafaa)
4-sh/c/qaadir siyaad
5-sh/maxmuud sh,cabdi (muudey)
6_sh,c/salaan macalin c/lahi
7-sh/axmed xashi (gama,diid)
8-shekh shaafici macalin
9-khaliifad,caaisho xaashi guutaale
10-khalifad,,xaawo maalin
iyo culuma uudiin aad ufarabadan oo iskugu jiro odoyaal culuma oodiin aqoonyahano hooyooyin aruur iyo dhmaan qaybahakala duwan ee shacabka waxaa mudnaan gaar ah leh marti sharafkii nalaga soo qaybgalay oo kala ahaa
1-sheekh digtoor,,sh,,xaamud abuu daalib, oo ah maamulihii hore ee kuluyada shariica walqaanuun ee jamacada al,azhar oo hada ah lataliyaha jamacada al,azhar xaga ajaanibta ,walina ah,, xubin ka tirsan goloha sare ee culuma owdiin masar
2-waxaa kaloo kasoo qayb galay muxaadaro cajiib ahna ka jeediyay sheekhweyn oo azhar ka tirsan oo la yiraahdo
,,sheekh digtoor,,cumar c/casiis alqurayshi,,waa bro,ka dhigo jamacada qaybaha madaahibta iyo diinaha qalaad ,,,, waxaa xusid gaar ah leh wacyi galintii iyo nabi amaankii soo jiidashada lahaa ee uu ka jeediyay madasha xaflada safiirka somaliya ufadhiyo masar ahna wakiilka somaliya ufadhiyo jaamacada carabta,,dr,,c/llaahi xassan maxamuud oo tixgabay ah oo nabi amaan ah jeediyay aadna logu sacbiyay gabagabadii xafladu waxay kudjamaatay rayn rayn iyo farxad illahayna waxaan ka baryaynaa inuu sanadkan midkiisa kale nagu gaarsiin wadankeenii oonabad ah oo khawaarijta iyo gaalada laga horeeyay ahlusunaha meel akstow joogaane ilalhay siiyo guusha iyo gacan saraynta. amiin!
|
|
|
|
|