waxaa la daabacay Wed 11 Mar 2009 04: 02: 43
Munaasabadaas oo aay si waanaasan uga soo qayb galeen dadka ku nool wadankaan inta aan Bidcadu duufsan ayaa u dhacday si wanaagsan iyadoo halkaas laga soo jeediyey Qasiidooyin lagu amaanayo Nabigeena Sharafta Badan iyo wacdiyo aad iyo aad loogu khushuucay ayaa culimadii iyagu halkaas dadka ka Wacdiyey waxaa ka mid ahaa:- 1- Sheikh cabdullaah sh Muxamuud Bile. 2- Sheikh Daahir Toosane 3- Sheikh Axmed sheikh Cabdukhaadir iyo Culumo kale .

Xafladda Dhalashada Nabiga CSW ee New Zealand shaaficiyah.com







MAWAALIDDA SANADKA 1430
Mowliidka Nabiga Si Weyn Looga Dhigay Naadiga Soomaalida ee Qaahira
Assayid Muxammad Calwi Almaaliki Raximahul-lah
Copyright © Ahlu Sunnah Waljamaaca All Rights Reserved