MOWLIIDKA DHALASHADA NABIGA (C.S.W) OO LAGU QABTAY (KUALA LUMPUR-MALAYSIA) { 11 Mar 2009}
waxaa la daabacay Wed 11 Mar 2009 03: 39: 35
Waxaa Taariikhdu markay ahayd 8/3/2009 kuna beegan 12/Mowliid/1430 Hijriya lagu qabatay Magaalada Kuala Lumpur ee Dalka Malaysia Xafaladda Mowliidka Dhalashada Nabiga c.s.w , waxaana kasoo qeyb galay dadweynaha Xaafadda Taman Melati .

Waxaa halkaasi Muxaadarooyin ku saabsan Siirada Nabiga iyo Mashruuciyada Ixtifaalka dhalashada Nabiga c.s.w kasoo jeediyey Culamaaudiin iyo Aqoon yahano ay kamid ahaayeen:



1- Prof: Xirsi Maxamad Hilowle .

2- Dr. Xasan Sheekh Cali Nuur – (Imaam) .

3- Sh.C/qaadir Sh. Maxamad Mataan (Colow) .

4- Sh. C/wali Axmad Sheekh .



Ugu danbeyntiina waxa ay Xafladaasi ku dhamaatay sidii loogu tala galay .

..................................................

Daawo Sawirrada Mowliidka:










Xafiiska Wararka Ahlusunna Waljamaaca





MAWAALIDDA SANADKA 1430
Mowliidka Nabiga Si Weyn Looga Dhigay Naadiga Soomaalida ee Qaahira
Assayid Muxammad Calwi Almaaliki Raximahul-lah
Copyright © Ahlu Sunnah Waljamaaca All Rights Reserved