Munaasabad Weyn ee Mowlidka Nabiga Ayaa Lagu Qaban Doonaa Magaalada Minneapolis, USA, 21ka Maarso { 07 Mar 2009}
waxaa la daabacay Sat 07 Mar 2009 08: 20: 52
Munaasabaddan oo ayaa waxaa soo xaariri doona, sida la qorsheeyay haddii Allah idmo dad tiradoodu gaarayso 20 kun oo ruux ugu yaraan.


Culumada iyo shacabka ka soo qeybgalaya ayaa inta badan ka imaan doona nawaaxiga Mineapolis iyo qaar ka imaan doona dgobollada kale ee Ameerika. Faahfaahinta ayaa ka bogan kartaan sawirka hoose.

Halka lagu qabanayaa waa xarunta weyn ee shirarka, Minneapolis Convention Center. Hoos ayaad ka helaysaa Address-ka iyo weliba maabka oo aad ka arki karaysid. Wixii caawin ah wac:

Sh. Caafi 612 212 3537

1301 2nd Ave S
Minneapolis, MN 55403, United States

Get Directions in English
(612) 335-6025

OR, check the map below:


View Larger Map





MAWAALIDDA SANADKA 1430
Mowliidka Nabiga Si Weyn Looga Dhigay Naadiga Soomaalida ee Qaahira
Assayid Muxammad Calwi Almaaliki Raximahul-lah
Copyright © Ahlu Sunnah Waljamaaca All Rights Reserved