wel welka soo food saaray ayaa sii xogaystay ka dib markii ay Ciidamada Boliiska ee magaalada Kampala ay aad u badiyeen dhq dhaqaaqa kuwaasoo maanta magaalada Kambala ee caasimadda dalka kenya ka fuliyey howlgallo is daba joog ah.
Howlgallada ay maanta ciidamadu boolisku ka fuliuyeen magaalada kambala ayaa waxaa ka mid ah mid ay isku gadaameen masaajid weyn oo ku yaalla magaalada Kampala, waxayna Ciidamada uganda ay maanta baarayeen dhamaan dhammaan dadkii soo gelayey ama ka baxayey masaajidka weyn.
Arrintaan iyo dhammaan hawl galladii ay samaynayeen cidammadu ayaa Soomaalida degan Kampala waxay ku beertay dareen cabsi ah, waxaa ay yareeyeen dhaq-dhaqaaqyada iyo isku-socodka.
alma oga waxa ay ku danbeyn doonto arrintan murugsan ee ay ka shaqeeyeen khawaarijta Al-shabaab oo ah cadawga ummadda soomaaliyeed iyo cadawga aadanaha oo dhan.