Kulanka Ahlu sunna wal-jamaaca ee sanadlaahaa ayaa maanta ka billawday magaalada Stokholm Sweden. waxaana saacaddan soconaya khudbadihii shirka oo ay soo jeedinayaan Culammaa'udiin caan ka ah gudaha dalka Soomaaliya iyo dibaddaba
shirka oo socon doona muddo saddex maalmood ah ayaan inshaa'allaah idin soo gudbin doonaa marka uu soo gaba gaboobo.