Tirsiga 6aad Xaj, 1421. March, 2001 Toronto, Camada E-Mail: Codka@ahlusunna.org Qiimaha $1.00

CAW, Waa wargeyskii ufu horeeyay oo af Soomaali ay Ahlu-Sunna Wal-Jammaca ka soo saaraan

Tifaftiraha Wargayska 

Mahad Maxamed Cali 

Golaha Tifaftirka 

C/nuur Macallin Xasan 

Daahir Axmed Cali 

Cali Sh. Saalax 

Golaha Shuurada 

Sh. Axmed Saddiiq Sh. Ismaaciil Wayrax 

Maxamed Nuur (Diite) 

Sh. Idiris Sh. Cabdi Siyaad 

Cali Xaaji Maxamed 

Qaabaynta

 Sharaf M. Cali 

C/raxmaan xaaji 

Saami Qaatayaasha Joogtada ah 

Prof. Maxamed S. Togane 

Dr. Maryan Barre 

Dr. Cusman Yusuf (Jirfe) 

Axmad Cali J. (Fanax) 

Axmed Yusuf Ducaale 

Burhan cali Xuseen Maxamed Axmed (Suulay)

Maalin kasta ayaad halkan waxaad kala socon doontaan wixii war ugu dambeeyey oo guud ahaana iyo kii caalamka Islaamka oo gaar ah.

Waxaan rajaynaynaa inaad dib u soo noqotaan haddii Allah idmo adinkoo mar walba qanacsan:).