![]() | ![]() | |
| |
MAQAL-AUDIO:
Halkan waxaan muslimiinta soomaliyeed ugu soo gudbinaynaa cajaladaha maqalka ah
oo aad kaheli kartid kana dalban kartid cinwaanada hoos ku qoran. kuwaas oo
isugu jira:- Tafsiir, wacdi, muxaadarooyin iyo reddis. Waxaan rejaynayaa in
muslimiinta Soomaliyeed ka faa’iidaysan doonaan, anaga iyo culumadii
duubtayana Illaahay ajar iyo xasano siiyo. (Aamiin).
| Sheekha Akhrinaya | Nooca cajaladaha | # of tapes | CD | # of CD's | Audio | Radio/car | Cumputer | cumputer only |
| Sh. Maxamud Sh. Xasan | Tafsiirka al-baqara | 24 | no | no | no | no | ||
| Sh. Maxamud Sh. Xasan | Muxaadaro | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Maxamed Guuleed | Tafsiirka Qur'aanka | 24/not clte | no | no | no | no | ||
| Sh. Maxamed Guuleed | Tafsiirka Faatixada | 2 | yes | 2 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Maxamed Guuleed | Taqwallaah-Wacdi | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Maxamed Guuleed | Caqiiddo | 13 | no | no | no | no | ||
| Sh. Maxamed Guuleed | axkaamta Soonka | 2 | no | no | no | no | ||
| Sh. Maxamed Guuleed | Miisaanka iyo Tawbada | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Maxamed Guuleed | Tafsiir Asma'ul Xusnaa | 1 | no | no | no | no | ||
| Sh. Maxamed Guuleed | Al-Istiwaa | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Maxamed Guuleed | Al-Shafaacah | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Maxmuud Khaliil Al-Xusri | Akhris-Qira'atu Duri | 26 | no | no | no | no | ||
| Sh. Maxmuud Khaliil Al-Xusri | Akhris-Q. Abi Camar | 26 | no | no | no | no | ||
| Sh. Xasan Cabdi M. Qoryooleey) | Culumada Somaliyed | 2 | yes | 2 | yes | yes | yes | yes |
| iyo faafinta diinta | 2 | yes | 2 | yes | yes | yes | yes | |
| Islaamka | ||||||||
| Sh. Xasan Cabdi M. Qoryooleey) | Caqiidatu Ahlusuna | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| waljamaaca | ||||||||
| Sh. Xasan Cabdi M. Qoryooleey) | Taariikhd Sh. C/qadir | 1 | no | no | no | no | ||
| Sh. Muxyadiin | Ziyaaratu Al-qubuur | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Muxyadiin | Al-sadaqatu calal mayt | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Muxyadiin | Barakaysiga &tusbaxa | 1 | no | no | no | no | ||
| Sh. C/kariim Xersi | Al-raddu Calaa Cumar | 1 | no | no | no | no | ||
| Faaruuq | ||||||||
| Sh. Maxamed Amiin | Khasaa'isul Qur'aan | 1 | no | n | no | no | ||
| Sh. C/risaaq yuusuf Aadan | Caqiidut ahlusunna | |||||||
| waljamaaca | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes | |
| Sh. C/risaaq yuusuf Aadan | Dowrkii Culumada | 1 | no | no | no | no | ||
| Somaaliyeed | ||||||||
| Sh. C/risaaq yuusuf Aadan | Raddinta Qabiilka | 3 | no | no | no | no | ||
| Sh. C/risaaq yuusuf Aadan | Somaliya iyo Ahlusu-nna | 1 | no | no | no | no | ||
| Sh. C/risaaq yuusuf Aadan | Siday salafkii subana | 2 | yes | 2 | yes | yes | yes | yes |
| u fahmeen taqwada | yes | |||||||
| Sh. C/risaaq yuusuf Aadan | Fahamka Taqwada | 2 | yes | 2 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. C/risaaq yuusuf Aadan | Al-xukmu fikitabilah | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. C/risaaq yuusuf Aadan | Dowru culuma'u | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Soomaal | ||||||||
| Sh.C/risaaq yuusuf Aadan | Altaxakum wal-ictisam | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Macallim Ismaacill | Shicirka Iyo Islaamka | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Maxamed Shaakir | Al-Xubbu Fillah | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Maxamed Shaakir | Xuquua Bayn zowjayn | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Maxamed Shaakir | ka digidda Kufaarta | 1 | no | no | no | no | ||
| Sh. Maxamed Shaakir | Raddu Al-Wahabiyah | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Maxamed Shaakir | Ahwaalul Qiyaamah | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Maxamed Shaakir | Alducaa Bacda Salat | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Cabdulahi Canshuur | Taarikhul Wahaabiya | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Cabdulahi Canshuur | Xaqiitul Wahaabiyah | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Cabdulahi Canshuur | Qabaa'ix fatxu al Majid | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Maxamud Maxamed Cali | Tafsiir Xayaatul Islam | 10 | yes | 10 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Maxamud Maxamed Cali | Tafsiirka Burdaha | 7 | yes | 7 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Maxmuud Khaliil Al-Xusri | Tafsiirka Cadirka | 11 | yes | 11 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Maxamed Guuleed | Xadiisul Arbiciin | 12 | no | no | no | no | no | |
| Waynaynta Mowluudka | 1 | no | no | no | no | no | ||
| Rasuulka (SCW) | ||||||||
| Mowluudka Nabiga | ||||||||
| (SCW) London, Egland | 1 | no | no | no | no | no | ||
| Culumo Somaliyeed | Subac | 1 | yes | 10 | yes | yes | yes | yes |
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| Sh. Aadan Sheekh Cabdulahi | Tafsiirka Qur'aanka | 21 | no | no | no | no | no | |
| Sh. Maxamed Guuleed | Israa wal-micraaj | 5 | yes | 5 | yes | yes | yes | yes |
| Sh. Xasan Cabdi Qoryooleey | Isnaadka Culumada | 2 | yes | 2 | yes | yes | yes | yes |
| Somaliyeed | ||||||||
| Ixtifaalka Mowluudka | 1 | no | no | no | no | no | ||
| Sh. Maxamed Guuleed | Warafacnaa laka | |||||||
| Thikrak-Tafsiir | 1 | yes | 1 | yes | yes | yes | yes | |
| Sh. C/risaaq Yuusuf Aadan | Ajruumiyah-Naxwo | 24 | no | no | no | no | no |
Waxaa kale oo ka heli kartaa Ahlusunna Waljamaaca cajalada kala gedisan ee
Dikriga sida Qaadiriyada oo kala ah zayliciyo iyo Uwasiyo. Axmadiyada (Raxmaaniyo)-Saalixiyo.
Waxaa kale oo aad kaheli kartaa Ahlusunna waljamaaca Muxaadarooyin ku saabsan
mowliidka Rasuulka (SCW), oo maqal iyo muuqaalba leh iyo muxaaadarooyin
farabadan oo laga akhriyey muxaadarooyinkii hore loo qaban jiray.
Cajaladahaas oo midiiba la gedayo $2.00 US, waxaad la xiriiri kartaa oo aad ka
dalban kartaa E-mail-ka info@ahlusunna.org