| Tartan
Qur'aan akhris ah oo maalintii 9.aad ka soconaya Muqdisho |
Waxaa
maalintii 9.aad ka soconaya Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada
Muqdisho Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay sanad waliba qaban
jirtay Mu'asasada Mucallim Nuur ee
Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Talaado
02-October-2007
Magacyada, Sawirada iyo Codadka ardaydii Tartantay iyo
macluumaad kale oo faahfaahsan "Halkan
ka daawo" |
| Tartan
Qur'aan akhris ah oo maalintii 8.aad ka soconaya Muqdisho |
Waxaa
maalintii 8.aad ka soconaya Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada
Muqdisho Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay sanad waliba qaban
jirtay Mu'asasada Mucallim Nuur ee
Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Isniin
01-October-2007
Magacyada, Sawirada iyo Codadka ardaydii Tartantay iyo
macluumaad kale oo faahfaahsan "Halkan
ka daawo" |
| |
Waxaa
maalintii 7.aad ka soconaya Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada
Muqdisho Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay sanad waliba qaban
jirtay Mu'asasada Mucallim Nuur ee
Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Axad
30-September 2007
Magacyada, Sawirada iyo Codadka ardaydii Tartantay iyo
macluumaad kale oo faahfaahsan "Halkan ka
daawo" |
| |
Waxaa
maalintii 6.aad ka soconaya Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada
Muqdisho Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay sanad waliba qaban
jirtay Mu'asasada Mucallim Nuur ee
Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Sabti
29-September 2007
Magacyada, Sawirada iyo Codadka ardaydii Tartantay iyo
macluumaad kale oo faahfaahsan "Halkan ka
daawo" |
| Tartan
Qur'aan akhris ah oo maalintii 5.aad ka soconaya Muqdisho |
Waxaa
maalintii 5.aad ka soconaya Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada
Muqdisho Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay sanad waliba qaban
jirtay Mu'asasada Mucallim Nuur ee
Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Jimco
28-September 2007
Magacyada, Sawirada iyo Codadka ardaydii Tartantay iyo
macluumaad kale oo faahfaahsan "Halkan ka
daawo" |
| |
Waxaa
maalintii 4.aad ka soconaya Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada
Muqdisho Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay sanad waliba qaban
jirtay Mu'asasada Mucallim Nuur ee
Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Khamiis
27-September 2007
Magacyada, Sawirada iyo Codadka ardaydii Tartantay iyo
macluumaad kale oo faahfaahsan "Halkan
ka daawo" |
| |
Waxaa
maalintii seddexaad ka soconaya Masjidka Mucallim Biyamaalow ee
Magaalada Muqdisho Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay sanad waliba
qaban jirtay Mu'asasada Mucallim Nuur
ee Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Arbaco
26-September 2007
Magacyada, Sawirada iyo Codadka ardaydii Tartantay iyo
macluumaad kale oo faahfaahsan "Halkan
ka daawo" |
| |
Waxaa
maalintii labaad ka soconaya Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada
Muqdisho Tartankii Qur'aan Aqriska ahaa ee ay sanad waliba qaban
jirtay Mu'asasada Mucallim Nuur ee
Culuumta Qur'aanka kariimka ah. Talaado
25-September 2007
Magacyada, Sawirada iyo Codadka ardaydii Tartantay iyo
macluumaad kale oo faahfaahsan "Halkan
ka daawo" |
| |
Waxaa
maalintii oo Isniin ah 12-ka Ramadaan 1428 si toos ah uga bilaabmay
Masjidka Mucallim Biyamaalow ee Magaalada Muqdisho tartan Qur'aan
Aqris ah oo ay soo qabanqaabisay Mu'asasada
Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka kariimka ah.
Isniin 24-September 2007
Magacyada, Sawirada iyo Codadka ardaydii Tartantay iyo
macluumaad kale oo faahfaahsan "Halkan
ka daawo" |
| |
Waxaa
maalintii
oo axad ah 11-ka Ramadaan 1428 lagu qabtay Masjidka Mucallim Biyamaalow
ee Magaalada Muqdisho Xaflad lagu furayay tartan Qur'aan Aqris ah
oo ay soo qabanqaabisay Mu'asasada
Mucallim Nuur ee Culuumta Qur'aanka kariimka ah.
Axad 23-September 2007
Xafladdii
Furitaanka Tartanka, Qaabka Tartanku u dhacayo iyo tirada aradayda
ka qeyb-galeysa "Halkan ka daawo" |